Monday, 27 February 2023

A&A GYMS SCHEDULE

Macaamiil Waxaan Shaqeenaa 5ta Maalin Sabti Ilaa Arbaco 
Laga Bilaabo Saacadu Markay Tahay 6:00am Subaxnimo Ilaaa 10:00pm Habeenimo
Waxaa Laga Yaabaa Jadwalkaan Inuu Isbadal Ku Yimaado Bisha Ramaadaan Maadaama Ay Tahay Bil Cibaado Dadkuneh Aysan Awoodin Aalamiito Ayagoo Sooman



A&A GYMS

 Ku Soo Dhawaada  A&A GYMS 

Dhamaan Bulsha Waynta Ku Nool Muqdisha Iyo Inawaaxigeeda Waxaan Idin Furmay GYM-YO Caalami Ah 

A&A GYMS Immisa Xarun Ayuu Ka Kooban Yahay?

Xarunteena 1aad Waxay Ku Taalaa Dagmada Howl-wadaag Gaar Ahaan Baar Ubax Carwo Itka

Xarunteena 2aad Waxay Ku Taala Isla Dagmada Howl-wadaag Gaar Ahaan Baar Ubax Hotel Peace Agagaarka Masjidka Nasrudiin

Xarunteena 3aad Waxay Ku Taalaa Dagmada Warta-Nabada Gaar Ahaan Isgoyska Folerance

Xarunteena 4aad Waxay Ku Taala Dagmada Xamar-Wayne Gaar Ahaan Agagaarka Saldhiga Dagmada

Xarunteena 5aad Waxay Ku Taalaa Dagmada Howl-wadaag Gaar Ahaan Sayidka Agagaarka Bar Kontoroolka

Xarunteena 6aad Waxay Ku Taalaa Dagmada Hodan Gaar Ahaan Seybiano Agagaarka Suuqa Caanaha

Sidoo kale Waxaa Idinku Diyaar Ah Macalimiin Profisional Ah Xili Walba & Saacad Walba Ku Caawinaayo

Wixii Faah-Faahin Inta Ka Dheer Nagala Soo Xiriir +252617337762 Ama Nagu Soo Booqo Xafiisyada Xarumaheena Kala Duwan Midkii Kuu Dhaw Mahadsanid


A&A GYMS SCHEDULE

Macaamiil Waxaan Shaqeenaa 5ta Maalin Sabti Ilaa Arbaco  Laga Bilaabo Saacadu Markay Tahay 6:00am Subaxnimo Ilaaa 10:00pm Habeenimo Waxaa La...